Arday saakay lagu dhax dilay fasalka Iskuul uu wax ka dhiganayay !!

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay Iskuulka Mujaca ee kuyaala magaaladaasi uu ka dhacay dil ay aad uga argagaxeen ardayda wax kabarata iskuulkaasi. Mid kamid ah ardayda wax ka barata Iskuulka Mujaca ayaa la sheegay in gudaha fasal ay dhiganayeen isku dagaaleen arday kale, waxaana dagaalkaasi uu sababay … Continue reading Arday saakay lagu dhax dilay fasalka Iskuul uu wax ka dhiganayay !!